Dowlada Somalia oo shaacisay xiliga dib loo furayo iskuulada & Jaamacadaha dalka

Dowlada federaalka Somalia ayaa goor dhow shaacisay xiliga dib loo furayo iskuulada iyo jaamacadaha dalka oo xirnaa bilihii la soo dhaafay sababo la xiriira cabsi laga qabay faafida cudurka COVID-19. Wasiirka waxbarashada Somalia C/llaahi Goodax Barre ayaa sheegay in ka dib kulan maanta ka dhacay Muqdisho lagu go’aamiyey xiliga la qaadayo imtixaanka shahaadiga ah ee … Continue reading Dowlada Somalia oo shaacisay xiliga dib loo furayo iskuulada & Jaamacadaha dalka